Professional Staffing Platform for Somalia

Your Trusted Staffing & Workforce Solutions Partner in Somalia

Waxaan isku xirnaa shirkadaha iyo shaqaalaha xirfadlayaasha ah. Website-kan wuxuu leeyahay public website, admin panel, employer portal, iyo job seeker portal si hal meel looga maamulo dhammaan adeegyada shaqaaleysiinta.

Recruitment & Placement
🏢 Employer Portal
👤 Job Seeker Access

Why Worksom?

Nidaamkan wuxuu ku siinayaa qaab casri ah oo lagu maamulo jobs, applicants, staff requests, iyo shirkadaha adeegsanaya platform-ka.

📄
Smart Job Posting Shirkaduhu si fudud ayey ugu xayeysiin karaan shaqooyinka bannaan.
👥
Candidate Management Applicants, shortlist, iyo CV-yada hal meel ayaad ka maamuli kartaa.
⚙️
Admin Control Admin panel buuxa oo kuu sahlaya oversight-ka system-ka oo dhan.

Who We Are

Worksom Staffing Group waa website iyo staffing management system loogu talagalay staffing agencies iyo companies badan.

  • Admin panel buuxa oo si fudud loo maamuli karo
  • Companies badan ayaa iska diiwaangelin kara system-ka
  • Job seekers waxay upload gareyn karaan CV iyo profiles
  • Employer-ku wuxuu heli karaa candidate directory dhamaystiran
  • Applications, shortlist, iyo hiring flow hal meel ayuu ka shaqeynayaa
🧩

System Roles

Nidaamka wuxuu leeyahay roles kala duwan si maamulka iyo isticmaalka loogu kala saaro si nadiif ah.

🛠️

Admin

Wuxuu maamulaa system-ka oo dhan, users, jobs, companies iyo reports.

🏢

Employer

Wuxuu daabacaa jobs, arkaa applicants, kuna shaqeeyaa hiring process-ka.

👤

Job Seeker

Wuxuu sameystaa profile, upload gareeyaa CV, kuna dalban karaa shaqooyinka furan.

Explore More

Browse Separate Pages

Hadda pages-ku way kala baxeen. Home waa page gooni ah, Services waa page gooni ah, Industries-na waa page gooni ah.

Chat with us on WhatsApp