Our Services

Worksom Staffing Group waxay bixisaa adeegyo staffing, recruitment, payroll management, employer support, iyo candidate management oo ku habboon shirkadaha casriga ah.

What We Offer

Professional Staffing Services

Halkaan waxaad si cad uga arki kartaa dhammaan adeegyada ugu muhiimsan ee platform-ka.

๐Ÿ‘ฅ

Recruitment & Placement

Shirkadaha waxay si fudud u heli karaan musharixiin ku habboon shaqooyinka bannaan.

๐Ÿ“„

Contract Staffing

Waxaan fududeynaa dalabka shaqaale ku meel gaar ah ama full-time ah.

๐Ÿ’ณ

Payroll Management

Nidaamka wuxuu sahlaa maamulka payroll-ka, mushaharka, iyo xogta shaqaalaha.

๐Ÿข

Employer Portal

Employer-ku wuxuu maamuli karaa jobs, applicants, shortlists, iyo staff requests.

๐Ÿงพ

Staff Requests

Companies waxay codsan karaan shaqaale gaar ah iyadoo la raacayo baahida industry-ga.

๐Ÿ“Š

Admin Oversight

Admin panel-ka wuxuu si buuxda u maamulaa companies, jobs, candidates, iyo reports.

Chat with us on WhatsApp