Your Trusted Staffing & Workforce Solutions Partner in Somalia
Waxaan isku xirnaa shirkadaha iyo shaqaalaha xirfadlayaasha ah. Website-kan wuxuu leeyahay public website, admin panel, employer portal, iyo job seeker portal si hal meel looga maamulo dhammaan adeegyada shaqaaleysiinta.
Why Worksom?
Nidaamkan wuxuu ku siinayaa qaab casri ah oo lagu maamulo jobs, applicants, staff requests, iyo shirkadaha adeegsanaya platform-ka.
Who We Are
Worksom Staffing Group waa website iyo staffing management system loogu talagalay staffing agencies iyo companies badan.
- Admin panel buuxa oo si fudud loo maamuli karo
- Companies badan ayaa iska diiwaangelin kara system-ka
- Job seekers waxay upload gareyn karaan CV iyo profiles
- Employer-ku wuxuu heli karaa candidate directory dhamaystiran
- Applications, shortlist, iyo hiring flow hal meel ayuu ka shaqeynayaa
System Roles
Nidaamka wuxuu leeyahay roles kala duwan si maamulka iyo isticmaalka loogu kala saaro si nadiif ah.
Admin
Wuxuu maamulaa system-ka oo dhan, users, jobs, companies iyo reports.
Employer
Wuxuu daabacaa jobs, arkaa applicants, kuna shaqeeyaa hiring process-ka.
Job Seeker
Wuxuu sameystaa profile, upload gareeyaa CV, kuna dalban karaa shaqooyinka furan.
Browse Separate Pages
Hadda pages-ku way kala baxeen. Home waa page gooni ah, Services waa page gooni ah, Industries-na waa page gooni ah.